Contact Info
Email:contact@isurooneey.com
Ku soo dhawoow IsurooNeey, Waa Majalad online ah oo diirada saarta Arrimaha Bulshada, gaar ahaan Qoyska iyo Dhalinyarada. Ujeedadeena waa inaan siino akhristayaasheena macluumaad waxtar leh, talooyin qiimo badan, iyo aragtiyo wax dhisaya oo ku saabsan qoyska, horumarka dhalinyarada, iyo is-dhexgalka bulshada.
Waxaan u taaganahay in aan bulshada, gaar ahaan qoysaska iyo dhalinyarada, u horseedno nolol ifaysa oo ay ku dhisan yihiin wacyigelin, kobac maskaxeed, iyo xal u helidda caqabadaha nolosha.
Haddii aad rabto inaad nala soo xiriirto su’aalo, talooyin, ama wada-shaqeyn, waxaan diyaar u nahay:
Mahadsanid, waxaan rajeyneynaa inaad marar badan soo booqato IsurooNeey si aad uga faa’iidaysato qoraalladayada xiisaha leh!